Sidee Xassan Shiikh iyo wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Kismaayo? (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Jubbaland. Waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo boqolaal ka mid ah shacabka magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa u kuur-galaya xaaladda deegaannada Jubbaland, isagoo mudnaan siinaya dardar gelinta wajiga labaad ee xoreynta … Continue reading Sidee Xassan Shiikh iyo wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Kismaayo? (Sawirro)